HomeWararDaawo:-Ururka EFASOM oo Muqdisho ku qabtay Munaasabada todobaadka Caalamiga ah ee Waxbarashada

Daawo:-Ururka EFASOM oo Muqdisho ku qabtay Munaasabada todobaadka Caalamiga ah ee Waxbarashada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay munaasabada  Todobaadka Ololaha Caalamiga ah ee Waxbarashada,munaasabadaas ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka wadanniga ah ee U-dooda Waxbarashada loo simanyahayee Soomaliya  (Education For All Somalia – EFASOM). EFASOM ayaana ololahan uga gol leh sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa kor u qaadida tayada Waxbarashada,iyaga oo ugu magacdaray Sanadkaan “ILAALI BALANTA  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay munaasabada  Todobaadka Ololaha Caalamiga ah ee Waxbarashada,munaasabadaas ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka wadanniga ah ee U-dooda Waxbarashada loo simanyahayee Soomaliya  (Education For All Somalia – EFASOM).

EFASOM ayaana ololahan uga gol leh sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa kor u qaadida tayada Waxbarashada,iyaga oo ugu magacdaray Sanadkaan “ILAALI BALANTA  oo MAALGELI WAXBARASHADA”.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Ururka wadanniga ah ee U-dooda Waxbarasho loo simanyahay Soomaaliya  iyoMaxamuud Cabdi maxamuud Agaasimaha ururka Aadan Maxamad ayaa siwadajir ah waxa ay u faah faahiyeen muhiimada uu kulankaan u leeyahay Bulshada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Goobta Munaasabada Todobaadka Ololaha Caalamiga ah ee Waxbarashada ayaa waxaa laga akhriyey Warmurtiyeed laga soo saaray.

Ururka wadanniga ah ee U-dooda Waxbarasho loo simanyahay eee Soomaliya  (Education For All Somalia – EFASOM) ayaa tira ka dhowr jeer waxa ay kulamo baraarujin ah ku qabteyn qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya iyo gobolka Banaadir si kor loogu qaado tayada Waxbarasahda dalka.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Warbixinta Warkaan iyo Wariye Cabduqaadir Jakaarta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts