HomeWararDEG DEG:-Soomaaliland oo Xukun ku riday Boqor Buurmadoow

DEG DEG:-Soomaaliland oo Xukun ku riday Boqor Buurmadoow

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda magaalada Hargeysa ee gobolka Maroodi Jeex ayaa xukuntay Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo dhawaan lagu xiray Hargeysa balse markii dambe  damaanad lagu sii daayay. Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa u fadhiisatay Khamiista Maanta kiiskiisa,waxana ugu dambeyn Boqor Buur Madow lagu xukumay 5 Sano oo Xabsi ah. Boqor Buurmadow oo kamid ah salaadiinta waaweyn ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda magaalada Hargeysa ee gobolka Maroodi Jeex ayaa xukuntay Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo dhawaan lagu xiray Hargeysa balse markii dambe  damaanad lagu sii daayay.

Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa u fadhiisatay Khamiista Maanta kiiskiisa,waxana ugu dambeyn Boqor Buur Madow lagu xukumay 5 Sano oo Xabsi ah.

- Advertisement -

Boqor Buurmadow oo kamid ah salaadiinta waaweyn ee Somaliland ayay ciidamada booliiska Somaliland dhawaan xireen waxana la sheegay inuusan iibsan karin xariga balse uu cafin karo Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Eedea ugu weyn ee lagu hesytay Boqor Buurmadow ayaa ah hadallo ka dhan ah Somaliland uu  dhawaan ka jeediyay xaflad lagu Caleemo saaray Beel Daajiye Maxamed taas oo ka dhacday Magalada Carmo ee Gobolka Bari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts