HomeCaalamkaSawirro:-Dabka kacay Xaafada Islii ee Magalada Nairobi dalka Kenya

Sawirro:-Dabka kacay Xaafada Islii ee Magalada Nairobi dalka Kenya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka naga soo gaaraya Magalada Nairobi ee dalka Kenya gaar ahaan Xaafada Islii ayaa waxa ay sheegayaan in uu dabka ka kacay Guri ku yaalla halkaas dabkaas oo baabi’iyay Guri ay deganaayeen Dad Shacab ah. Wariyaal ku sugna Xaafada ay soomaalidu ku badan tahay ee islii ayaa waxa ay soo sheegayaan in dabka uu ka […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Nairobi ee dalka Kenya gaar ahaan Xaafada Islii ayaa waxa ay sheegayaan in uu dabka ka kacay Guri ku yaalla halkaas dabkaas oo baabi’iyay Guri ay deganaayeen Dad Shacab ah.

Wariyaal ku sugna Xaafada ay soomaalidu ku badan tahay ee islii ayaa waxa ay soo sheegayaan in dabka uu ka Guri ku yaalla Wadada 8aad ee Xaafada Islii gaar ahaan guri ku dhegan Hotelka Bin Cali.

- Advertisement -

Gaadiidka dab demiska iyo soomaalida halkaasi ku nool ayaa bilaabay in ay  gurmad u sameeyeen Qoyska uu hooygooda dabka ka kacay,waxna la sheegay in Guriga la ga soo saaray qaar ka mid ah Qoyska gurigaas degan,wallow la sheeegayo in weli 3 ruux ay ku xayiran yihiin.

Weli Saraakiisha ammaanka iyo Maamulka Xaafada Islii mashaacin waxa sababay dabkaas,balse waxaa weli socda dadaalada lagu doonayo in dabka lagu demiyo.

Wararkii ugu dambeeyey ee haatan nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in inta badan lagu guuleystay daminta dabkaas,oo sidoo kale sababay burbur hantiyadeed.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories