HomeCaalamkaDowladda Shiinaha oo deeq Waxbarasho u balan qaaday Soomaaliya

Dowladda Shiinaha oo deeq Waxbarasho u balan qaaday Soomaaliya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in sanadki hore Dowladda Shiina deeq waxbarsho u fidisay arday gareeysa 51 arday,sanad kaana si lamid ah ay qorsheynayaan in tiro arday ah deeq waxbarasho ay siiso Dowladda Shiinaha. Wuxuu talaabadan ku tilmaamay Danjiraah Shiinaha ee Soomaaliya in tani ay tahay […]

- Advertisement -

Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in sanadki hore Dowladda Shiina deeq waxbarsho u fidisay arday gareeysa 51 arday,sanad kaana si lamid ah ay qorsheynayaan in tiro arday ah deeq waxbarasho ay siiso Dowladda Shiinaha.

Wuxuu talaabadan ku tilmaamay Danjiraah Shiinaha ee Soomaaliya in tani ay tahay mid sii xoojineeysa xiriirka saaxiibtanimo ee Soomaaliya iyo Shiinaha,islamarkaana ay sii wadi doonaan tageerada marwaliba ay siiyaan Dowladda Soomaaliya iyo waliba is dhaxgalka labada bulsho.

- Advertisement -

Hadalkan ayuu jeediyay Danjire Qin Jian xili maalintii shalay ay qalab xafiiseed ku wareejinayeen ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed,kaasi oo loogu talagalay in bulshadu ay uga adeegaan,waxaana munaasabadda wareejinta qalabkaasi goob joog ka ahaa Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Dowladda shiinaha waxa ay kamid tahay dowladaha taageera Soomaaliya,iyadoo ka taageerta mashaariicd ahorumarineed iyo waxbarashada dhalinyarada,waxaana ka dhexeeya labada dowladood xiriir soo jireen ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories