HomeWararSawirro:-Agaasime Koofi oo booqday Xarumaha Laanta Socdaalka ee dalka Jabuuti

Sawirro:-Agaasime Koofi oo booqday Xarumaha Laanta Socdaalka ee dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Dawladda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo weli safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa booqdey qaarka mid ah xarumaha laanta socdaalka ee dalka Jabuuti sida:- 1) Garoonka diyaaradaha Magaalada Jabuuti. 2) Xarunta laga bixiyo baasaboorka Jabuuti. 3) Xadka Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Dawladda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo weli safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa booqdey qaarka mid ah xarumaha laanta socdaalka ee dalka Jabuuti sida:-

1) Garoonka diyaaradaha Magaalada Jabuuti.

- Advertisement -

2) Xarunta laga bixiyo baasaboorka Jabuuti.

3) Xadka Soomaaliya iyo Jabuuti ee Lowya-cado dhinaca Jabuuti.

4) Dugsiga tababarka Booliiska iyo saraakiisha Socdaalka.

- Advertisement -

Agaasimaha iyo wefdigiisa ayaa xarumahaan kula kulmey saraakiisha Jabuuti ee ka howlgasha, waxayna warbixin ka siiyeen hanaanka shaqo iyo sida ay diyaar ugu yihiin in ay tababar siiyaan saraakiisha socdaalka Soomaaliya, Agaasimaha iyo wefdigiisa ayaa kusoo arkey meelaha ay tageen hab shaqo oo ku dayasho mudan.

Sidoo kale agaasimaha ayaa salaan ka qaatey saraakiisha iyo askarta Soomaalida ah ee ku jira tababarka dugsiga booliiska Jabuuti , isaga oo kula dardaarmey in ay si fiican ugu diyaar garoobaan waajibaadka kusoo fool leh tababarka kadib.

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa leh xariir dhinac walba, waxaana dhowaan dalka Jabuuti tababar u tagi doona saraakiil ka socota hay’adda, iyadda oo sidoo kale dhowaan la sameynayo iskaashi joogto ah oo dhinaca socdaalka ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts