HomeWararDaawo:-Hey'adda UNDP oo deeq ku wareejisay Qaar kamid ah Wasaaradaha Heer Federaal...

Daawo:-Hey’adda UNDP oo deeq ku wareejisay Qaar kamid ah Wasaaradaha Heer Federaal iyo Heer Dowlad-Goboleed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hey’ada QM u qaabilsan Horumarinta Barnaamijyada ee UNDP ayaa maanta deeq kala duwan ku wareejisay Qaar kamid ah Wasaaraha Xukuumada Federalka iyo Dowlad-Goboleedyada,Mas’uuliyiinta Wasaaradaha iyo Saraakiisha Hey’adaasi ayaa si wadajir ah Xarunta UNDP-da ee Muqdisho ugu qabtay Shirjaraa’id kaas oo lagu faah faahiyay nooca deeqda maanta la wareejiyay. Wasaarada Tarmarta iyo Kheyraad Biyaha Xukuumada Federalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hey’ada QM u qaabilsan Horumarinta Barnaamijyada ee UNDP ayaa maanta deeq kala duwan ku wareejisay Qaar kamid ah Wasaaraha Xukuumada Federalka iyo Dowlad-Goboleedyada,Mas’uuliyiinta Wasaaradaha iyo Saraakiisha Hey’adaasi ayaa si wadajir ah Xarunta UNDP-da ee Muqdisho ugu qabtay Shirjaraa’id kaas oo lagu faah faahiyay nooca deeqda maanta la wareejiyay.

Wasaarada Tarmarta iyo Kheyraad Biyaha Xukuumada Federalka ayaa lagu wareejiyay 5-gaari oo 4-kamid ah ay leeyihiin Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Dowlad-Goboleedyada Hirshabeelle,Galmudug,Koonfur Galbeed iyo Jubaland,sida uu sharaxay Cismaan Libaax oo ah siihayaha Xilka Wasiirka Wasaaradaasi.

- Advertisement -

Cilmi Cumer Ceynsane Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ahna sii hayaha Xilka Wasiirka Wasaaradaasi ayaa dhankiisa ka hadlay deeqda maanta ay ka heleen hey’adda UNDP taa oo aheed Jikooyin gaas ku shaqeenaya oo loogu talagay dadka barakacayaasha si ay uga maarmaan isticmaal Dhuxushada.

Madaxa Hey’ada UNDP ayaa suxufiyiinta la hadlay kadib wareejintii deeqdaa ay ugu talagaleyn Wasaaradaha Heer Federal iyo Heer Dowlad Goboleed.

“  “Dhuxusha waxay caqabad ku tahay Ammaanka, iyo Horumarka Somalia , waxayna dhuxusha dhibaato u keentaa Deegaanka iyo dhaqaalaha,Qiiqa ka dhasha Dhuxusha iyo Dabka waxaa loo aqoonsan yahay Dilaaga Aamusan, waxayna dhibaato u keentaa Haweenka Soomaaliyeed,Hay’adda WHO waxay  ku qiyaastay in sannad kasta in ka badan 11.000 oo Soomaali u geeriyoodaan   cudduradda ka dhasha arrintaasi, waxayna tiradaasi labo jeer ka badan tahay dadka Caalamka ugu geeriyooda colaadaha iyo Amni-xumida”

- Advertisement -

 Hoos Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta Warkaan oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts