HomeWararDhageyso:-Isbaarooyin horleh oo la soo dhigay Wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar

Dhageyso:-Isbaarooyin horleh oo la soo dhigay Wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Inta Badan wadada xiriirisa Balcad iyo Magalada Muqdisho waxaa laga dareemayay waayihii dambe Biyaha Roobka guga oo qaarkood Wadada jaray,isla markaana ay isku socodka Gaadiidka  ay ku adkaatay in ay isticmaalaan. Warar kale ayaa waxa ay sheegayaan in isbaarooyin hor leh la soo dhigay Wadada xiriirisa Jowhar iyo deegaanka Qalimoow ee degmada Balcad sida ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta Badan wadada xiriirisa Balcad iyo Magalada Muqdisho waxaa laga dareemayay waayihii dambe Biyaha Roobka guga oo qaarkood Wadada jaray,isla markaana ay isku socodka Gaadiidka  ay ku adkaatay in ay isticmaalaan.

Warar kale ayaa waxa ay sheegayaan in isbaarooyin hor leh la soo dhigay Wadada xiriirisa Jowhar iyo deegaanka Qalimoow ee degmada Balcad sida ay sheegeen darawalada gaadiidka qaarkood.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Dadka ku safra Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar ayaa waxay ay sheegeen in fariisinka Ciidanka AMISOM ay dhawaan ka sameysteen aaga Haansheekh ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay lacag uga qaadayaan gaadiidka,kadib markii Isbaaro cusub halkaasi la soo dhigay.

Waxa ay sheegeen in lacag gaareysa ilaa 200 (laba Boqol) oo shilinka Soomaaliga ah looga qaado Gaadiidka,isla markaana isbaarooyinka qaar ay u yaallaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle.

Warbixinta Warkaan waxaa Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xasan Cabdullaahi Cabdulle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts