HomeWararDEG DEG:-Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku soo Bandhigay Nin ka tirsanaa Kooxda...

DEG DEG:-Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku soo Bandhigay Nin ka tirsanaa Kooxda Daacish

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Booliska Soomaaliya ayaa Goordhow Xarunta Dambi-baarista ee CID-da ee Magalada Muqdisho waxa ay ku soo bandhigeyn Nin la sheegay in uu ka tirsanaa Kooxda Daacish. Ninkaan oo Magaciisa lagu sheegay Jaamac Xuseen Xasan ayaa booliska Soomaaliyeed waxa ay sheegeen in uu horay uga tirsanaa Al-Shabaab balse markii dambe uu ku biiray Kooxda Daaciish oo dagaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Soomaaliya ayaa Goordhow Xarunta Dambi-baarista ee CID-da ee Magalada Muqdisho waxa ay ku soo bandhigeyn Nin la sheegay in uu ka tirsanaa Kooxda Daacish.

Ninkaan oo Magaciisa lagu sheegay Jaamac Xuseen Xasan ayaa booliska Soomaaliyeed waxa ay sheegeen in uu horay uga tirsanaa Al-Shabaab balse markii dambe uu ku biiray Kooxda Daaciish oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya kana dagaalanta Wadamada Siiriya iyo Ciraaq.

- Advertisement -

Jaamac Xuseen Xasan oo ah Ninka lagu eedeeyey in uu ka tirsanaa  Daacish ayaa Warbaahinta waxa uu u faah faahiyey halka laga soo qabtay iyo waqtigii uu ku biiray kooxda Daacish,waxa uuna sheegay in uu ka yimid Buuraha Galgala ee Gobolka Bari.

Booliska ayaa sidoo kale waxa ay soo bandhigeyn Miino la sheegay in isaga oo dhigaya lagu qabtay.

Goordhow la socda Codadka soo bandhigista Ninka ka tirsanaa Kooxda Daacish.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts