HomeCaalamkaSawirro:-Boliska Maraykanka oo baadi-goobaya Ninkii ka dambeeyey Toogasho lagu dilay dhowr qof

Sawirro:-Boliska Maraykanka oo baadi-goobaya Ninkii ka dambeeyey Toogasho lagu dilay dhowr qof

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Eedeysanaha oo lagu magacaabo TARAFIS REYNKING ayaa la sheegay inuu baxsaday, kadib, markii uu toogasho ku dilay 5 qof oo ku sugnayd Baarka Waffle House oo ku ysalla magaalladda NASHVILLE ee Gobalka TENNESSEE. Ciiddamo isugu jira Boliska iyo kuwa Hay’adda FBI-da ayaa bilaabay Hawlgal ay ku baadi-goobayaan Eedeysanaha oo la sheegay isagoo qaawan inuu ka […]

- Advertisement -

Eedeysanaha oo lagu magacaabo TARAFIS REYNKING ayaa la sheegay inuu baxsaday, kadib, markii uu toogasho ku dilay 5 qof oo ku sugnayd Baarka Waffle House oo ku ysalla magaalladda NASHVILLE ee Gobalka TENNESSEE.

Ciiddamo isugu jira Boliska iyo kuwa Hay’adda FBI-da ayaa bilaabay Hawlgal ay ku baadi-goobayaan Eedeysanaha oo la sheegay isagoo qaawan inuu ka baxsaday Shaqaalaha Baarkaasi oo iyaga horey u qabtay.

- Advertisement -

Eedeysanahaasi oo 29-jir ah waxaa sannadkii hore lagu  xiray, isagoo ku sugna meel ku dhow Aqalka Cad ee magaalladda Washington.

 

Law enforcement officials work the scene of a fatal shooting at a Waffle House in the Antioch neighborhood of Nashville, Sunday, April 22, 2018. (George Walker IV/The Tennessean via AP)
Bullet holes are seen at a Waffle House after a fatal shooting in the Antioch neighborhood of Nashville, Sunday, April 22, 2018. (George Walker IV/The Tennessean via AP)
This photo provided by the Metro Nashville Police Department photo shows the rifle used in the deadly shooting at a Waffle House on Sunday, April 22, 2018, in the Antioch neighborhood of Nashville. (Metro Nashville Police Department via AP)
This photo provided by Metro Nashville Police Department shows Travis Reinking, who police are searching for in connection with a fatal shooting at a Waffle House restaurant in the Antioch neighborhood of Nashville early Sunday, April 22, 2018. (Metro Nashville Police Department via AP)

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories