HomeCaalamkaUrur-gobaleedka IGAD oo berrito ka wada hadli doona Arrimaha Somalia iyo South...

Urur-gobaleedka IGAD oo berrito ka wada hadli doona Arrimaha Somalia iyo South Sudan

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Dowladda Uganda waxay marti-gelinayaa Kulankaasi oo berrito ka furmi doona Hotelka Sheraton ee magaalladda Kampala. Kulankaasi oo socon doona muddo 2 maalmood ayaa waxaa ka qeyb geli doona Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Dibedda ee 8-da Waddan ee xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD. Shirkaasi waxaa kaloo lagu casuumay Xildhibaano, Khubarada Socdaalka ee IGAD iyo Saraakiil ka […]

- Advertisement -

Dowladda Uganda waxay marti-gelinayaa Kulankaasi oo berrito ka furmi doona Hotelka Sheraton ee magaalladda Kampala.

Kulankaasi oo socon doona muddo 2 maalmood ayaa waxaa ka qeyb geli doona Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Dibedda ee 8-da Waddan ee xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD.

- Advertisement -

Shirkaasi waxaa kaloo lagu casuumay Xildhibaano, Khubarada Socdaalka ee IGAD iyo Saraakiil ka kala socda Hay’addaha QM ee u xil saaran Arrimaha Qaxootiga iyo Socdaalka.

Warbaahinta Uganda ayaa sheegtay in Kulankaasi oo Wada-tashi ah looga hadli doono Arrimaha Somalia iyo South Sudan iyo Baratokoolka Dhaqdhaqaaqa Xorta ee Qaxootiga labadaasi Waddan ee gudaha dalalka IGAD.

Kenya iyo Uganda waxaa ku nool Qaxooti badan oo ka soo kala jeeda Somalia, South Sudan iyo kuwo kale, kuwaasi oo culays ka haysto Xorriyadda Socdaalka Guud.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Urur-gobaleedka IGAD waxaa xubno ka ah dalalka Somalia, Djibouti, Ethiopia, Eritrea, Kenya, Uganda,  Sudan iyo South Sudan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories