HomeCaalamkaAkhriso:-Nuxurka Khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeedin doono Shirweynaha Madaxda Carabta

Akhriso:-Nuxurka Khudbad uu Madaxweyne Farmaajo ka jeedin doono Shirweynaha Madaxda Carabta

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Hoggaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa inuu goor dhow Shirweynahoodii 29-aad uga furmo magaalladda Dhahraan ee Bariga Scauudiga. Kulankaasi oo looga hadlayo Xiisadaha ka taagan dalalka Carabta, Khatarta Iiraan iyo Qotshaha Maraykanka uu Safaaradda ugu soo rarayo magaalladda Quddus-ra la-haysto. Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu Kulankaasi […]

- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa inuu goor dhow Shirweynahoodii 29-aad uga furmo magaalladda Dhahraan ee Bariga Scauudiga.

Kulankaasi oo looga hadlayo Xiisadaha ka taagan dalalka Carabta, Khatarta Iiraan iyo Qotshaha Maraykanka uu Safaaradda ugu soo rarayo magaalladda Quddus-ra la-haysto.

- Advertisement -

Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu Kulankaasi ka jeediyo Khubad uu kaga hadlayo Arrimaha Siyaasadda iyo Ammaanka Somalia iyo Aragtida DFS ee Xiisadaha ka aloosan Dunida Carabta,

Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo waxaa la filayaa inuu Kulamo kala-gaar ah la yeesho qaar ka mid ah Madaxda Carbeed oo uu kala hadlayo Xoojinta Xiriirka dalalkaasi iyo sidii ay dalalkaasi taageero buuxda uga geysan lahaayeen dadaalka loogu jiro Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

Si kastaba ha ahaatee,  Madaxweyne Farmaajo waa markii 2-aad ee uu ka qeyb galo Shirarka Madaxda Carabta tan iyo markii Madaxweynaha loo doortay xilkaasi sannadkii hore.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories