HomeWararCiidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay dad lagu eedeeyey falal amnidarro

Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay dad lagu eedeeyey falal amnidarro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ammaanka Puntland ay halkaasi ka sameeyeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayey. Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay ka sameeyeen Xaafadaha Boosaaso iyo Wadooyinka intaba,waxaana saraakiishu ay sheegeen in lagu qabqabtay tiro dhalinyaro ah oo lagu qabtay iyaga oo ku gudajiro falal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ammaanka Puntland ay halkaasi ka sameeyeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayey.

Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay ka sameeyeen Xaafadaha Boosaaso iyo Wadooyinka intaba,waxaana saraakiishu ay sheegeen in lagu qabqabtay tiro dhalinyaro ah oo lagu qabtay iyaga oo ku gudajiro falal lidi ku ah amniga.

- Advertisement -

In kastoo tirada rasmiga ah oo ay qabteyn saraakiishu sheegin balse dadka ku nool Boosaaso ayaa waxa ay sheegeen in howlgalka uu saameyn ku yeeeshay Ganacsigooda iyo isu-socodka.

Dhinaca kale Ciidamada ayaa intii ay ku guda jireen waxa ay beegsanayeen Gaadiidka uu ku xiran yahay muraayadaha Madoow,iyaga oo ka fiiqayey muraayadaha,kadib dugniino hore oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Bari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts