HomeCaalamkaDowladda Baxrayn oo ka hadashay Xiisadda Diplomaasiyadeed ee Somalia iyo Imaaraadka

Dowladda Baxrayn oo ka hadashay Xiisadda Diplomaasiyadeed ee Somalia iyo Imaaraadka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Baxrayn, Khaalid Bin Axmed Al-khaliifa waxa uu ka hadlay Diyaaradii Imaaraadka ee Lacagta waday ee dhawaan lagu qabtay Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho, wuxuuna aad u naqdiyey  waxa uu ugu yeeray Anshaxa DFS, waa sida uu hadalka u dhigay. Khaalid Bin Axmed Al-khaliifa o oay Dowladiisa Ibahaysi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Baxrayn, Khaalid Bin Axmed Al-khaliifa waxa uu ka hadlay Diyaaradii Imaaraadka ee Lacagta waday ee dhawaan lagu qabtay Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho, wuxuuna aad u naqdiyey  waxa uu ugu yeeray Anshaxa DFS, waa sida uu hadalka u dhigay.

Khaalid Bin Axmed Al-khaliifa o oay Dowladiisa Ibahaysi dhow la leh Dowladda Imaaraadka Carabta, waxa uu difaacay Siyaasadda Imaaraadka ee ku wajahan Somalia, oo uu xusay inay kaalin ka qaadatay La-dagaalanka Burcad-baddeeda Soomaalida.

- Advertisement -

“Dowladda Imaaraadka waxay qabatay dhowr Shirweyne oo lagu taageerayey dalka Somalia iyo Madaxweynaha haatan ” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Baxrayn, oo intaasi ku daray inay Dowladda Imaaraadka u fidisay DFS dhamaan wixii tageero ah, sida Dhaqaale, Hub iyo Daawooyin.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee  Imaaraadka waxay War Saxafadeed ka soo saartay Diyaaradii Lacagta waday ee bishan April 8-dii lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Bayaanka ayaa lagu sheegay inuu falkaasi xad=giudub ku yahay Diplomaasiyadda iyo Xeerarka Caalamiga ee Diyaaradaha Rayidka.

- Advertisement -

Diyaarad ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha Royal Jet oo ay la socdeen 47 Askarta u tababaran sida Milliteriga ayaa Lacagtaasi ayaa lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde, waxayna Ciiddanka Garoonka gacanta ku dhigeen Lacag cadadeedu ahaa 9.6 million oo Dollar oo saarnayd Diyaaraddaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts