HomeCaalamkaFaransiiska iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Dagaalka Alshabaab iyo Ammaanka Badda...

Faransiiska iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Dagaalka Alshabaab iyo Ammaanka Badda Cas

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha dalka Faransiiska,  Emmanuel Macron iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa hadalkaasi ku sheegay mar ay Shir Jaraa’id ku qabteen Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Paris, Labada Hoggaamiye waxay sheegeen inay gacan ka geysan doonaan Dagaalka ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab iyo Ammaanka Guud ee Badda Cas, waa sida ay hadalka u dhigeen. Warkan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Faransiiska,  Emmanuel Macron iyo Dhaxal-sugaha dalka Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa hadalkaasi ku sheegay mar ay Shir Jaraa’id ku qabteen Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Paris,

Labada Hoggaamiye waxay sheegeen inay gacan ka geysan doonaan Dagaalka ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab iyo Ammaanka Guud ee Badda Cas, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Warkan oo aan ka soo xiganay Wargeyska ASHARQAL AWSAD ee Sacuudiga ayaa waxay kaloo isku raaceen inay taageero u fidiyaan Hawlgalladda Nabad-ilaalinta AMISOM  iyo kuwa kale ee la spcda Qaaradda Afrika.

Dhaxal-sugaha Sacuudiga, ahna ahna Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Maxamed Bin Salmaan waxa uu tilmaamay inay 100-million oo Dollar ku taageereen Hawlgalka AMISOM iyo kuwa ka socda dalalka kale ee Afrika.

Dhinaca kale,  Madaxweynaha Faransiiska iyo Dhaxal-sugaha  Sacuudiga waxay kaloo ka wada hadleen Ammaanka Badda Cas, Xaalladda Syria iyo saamaynta Iiraan ku leedahay khatarta dalalka Mandiqadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories