- Advertisement -
Diyaaradaasi oo ay la socdeen Ciiddamo iyo Xaasaskooda ayaa la sheegay inay saakayto ku burburtay Degmadda Boufarik oo 30-KM u jirta caasimadda dalkaasi ee Aljeris.
Ilo Milliteri ayaa u sheegay Telefishinka Alarabiya News inaysan cidna ka badbaadin Shilkaasi.
- Advertisement -
Goordhow la socda kala socda Radiodalsan.com



