HomeWararCiidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo fariisin Cusub ka sameystay Tuuloyin hoostaga...

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo fariisin Cusub ka sameystay Tuuloyin hoostaga degmada Balcad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Howlgal ballaaran ayaa ka bilaawday deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe,iyadoo waqtiyadii ugu dambeeyey Ciidamo ka tirsan Xooga Dalka iyo kuwa AMISOM ay fariisimo militari ka sameysteen deegaanno dhowr ah oo u dhaxeeya magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolkaasi. Goobaha ay ciidamadaasi saldhigyada ka sameysteen waxaa kamid ah deegaanada Gololey iyo Haanshiikh oo tiro dhowr […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgal ballaaran ayaa ka bilaawday deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe,iyadoo waqtiyadii ugu dambeeyey Ciidamo ka tirsan Xooga Dalka iyo kuwa AMISOM ay fariisimo militari ka sameysteen deegaanno dhowr ah oo u dhaxeeya magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolkaasi.

Goobaha ay ciidamadaasi saldhigyada ka sameysteen waxaa kamid ah deegaanada Gololey iyo Haanshiikh oo tiro dhowr jeer ay weeraro iyo qaraxyo ay ka fuliyeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa ujeedka ay ciidamadaasi fariisinka uga sameysteen halkaasi ku sheegay in ay tahay ka hortaga dhibaatooyinka Alshabaab ay ka geystaan waddooyinka inta lagu guda jiro safarka,kuwaasi oo shacabka ku dhibaateeya qaraxyada dhulka lagu aaso iyo weeraro gaadmo ah.

Sikastaba fariisinka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka sameesteen Wadada xiriirisa Balcad iyo jowhar ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xili dhawaan Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle uu sheegay in qorshaha dagaal ay ka dhan ah Al-Shabaab ay dhaqaalo ku bixinayan sidii loo joojin laha dad ku sugan Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts