HomeWararWareysi:-Arday ku Sumowday Jalaato ay cuneyn M/Muqdisho

Wareysi:-Arday ku Sumowday Jalaato ay cuneyn M/Muqdisho

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Waxaa Maanta Arday dhiganayey Iskuulka Globol ee degmada Kaaraan ay ku sumoobeen Jalaato ay cuneyn,sida uu xaqiijiyey Maamulka iskuulkaas,ardaydaas oo loola cararay Isbitaalka keysaneey ee Magalada Muqdisho si halkaasi loogu daweeyo. Ardaydaan ayaa waxa ay gaaraayan ilaa 25,waxana la sheegay in ay ku sumoobeen Jalaato ay ka iibsadeen Haweeney banaanka ku ku iibineysay Jalaatada,taas oo […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Arday dhiganayey Iskuulka Globol ee degmada Kaaraan ay ku sumoobeen Jalaato ay cuneyn,sida uu xaqiijiyey Maamulka iskuulkaas,ardaydaas oo loola cararay Isbitaalka keysaneey ee Magalada Muqdisho si halkaasi loogu daweeyo.

Ardaydaan ayaa waxa ay gaaraayan ilaa 25,waxana la sheegay in ay ku sumoobeen Jalaato ay ka iibsadeen Haweeney banaanka ku ku iibineysay Jalaatada,taas oo dhashay qaar ka mid ah Carruur dhigata Iskuulka.

- Advertisement -

Maamulaha Iskuulka Globol Xarunta  uu ku leeyahay Xaafada Buulo Maaxaay ee degmada Kaaraan  Maxamuud Macalin Kaaraan ayaa Dalsan u sheegay in Carruurta ku sumoobay oo gaaraya 25 Arday haatan la geeyey Isbitaalka keysaneey,sidoo kalena ay jiraan Haween Jalaatadaas cunay oo iyana ku sumoobay,isla markaana la keenay Isbitaalka.

Sidoo kale Maamulaha Iskuulka Globol ee degmada Kaaraan ayaa waxa uu sheegay in Ardayda Sumoobay ay ugu daran yihiin 5 ka mid ah balse dhaqaatiirta Isbitaalka keysanayaan ay ad ula tacaalaayan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Maamulaha Iskuulka  Globol Xarunta  uu ku leeyahay Xaafada Buulo Maaxaay ee degmada Kaaraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories