HomeWararSawirro:- Jarista Dhirta Dhuxusha laga sameeyo oo laga mamnuucay Shabeellaha Dhexe

Sawirro:- Jarista Dhirta Dhuxusha laga sameeyo oo laga mamnuucay Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Maamulka Degmada  warshiiq ee gobolka  Shabeelaha Dhexe ayaa  ka warbixiyay howlogalo ay ku joojinayaan xaalufinta iyo ka ganacsiga dhirta Dhuxusha laga sameeyo,taasi oo ka socota deegaanoo ka tirsan Gobolkaasi. Deegaanada ay ka socdaan xaalufinta dhirta Dhuxusha laga sameeyo aya kamid ah deegaanka Ceel-Macaan oo hoostaga degmada Warshiiq ee Gobolka SHabeelada Dhexe,halkaasi oo lagu soo bandhigay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Degmada  warshiiq ee gobolka  Shabeelaha Dhexe ayaa  ka warbixiyay howlogalo ay ku joojinayaan xaalufinta iyo ka ganacsiga dhirta Dhuxusha laga sameeyo,taasi oo ka socota deegaanoo ka tirsan Gobolkaasi.

Deegaanada ay ka socdaan xaalufinta dhirta Dhuxusha laga sameeyo aya kamid ah deegaanka Ceel-Macaan oo hoostaga degmada Warshiiq ee Gobolka SHabeelada Dhexe,halkaasi oo lagu soo bandhigay gaadiid si qarsoodi ah laagu soo daabulay dhuxushaasi.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Warshiiq  ee Gobolka Shabeelada Dhexe Axmed Xuseen Shiidka ayaa sheegay in jarista dhirta ay keeneyso nabaadguur kuyimaada dadka iyo deegaanka,iyagoo uga digay dadka ku howlan arrimahaasi in ay ka waantoobaan.

“Arrintani oo ku saabsan dhirt aiyo xaalufinteeda,arrintasi ayaa dhibaato nagu haysao,waxaa arrintaasi ku howlan dad lacago u wata in ay halkani shaqaalo keensadaan kadib dhuxulo ay uga sameeyaan jarista Dhirta,dhawaan waxaa dhacday in iska hor imaad halkaasi uu ka dhaco kadib markii isku dhac uu ka dhashey deegaanada ay ka socdaan jarista dhirta,gaar ahana dad diiday in deegaankooda laga jaro dhirta”. Ayuu yiri guddoomiyaha Warshiiq.

Dhanka kale Qaar ka mid ah dadka   deegaanka Ceel-macaan oo ka hadlay  arrinta  lagu joojinayo jarista dhirta Dhuxusha lagu sameeyo ayaa tilmaamay  in aysan marna ogolaan doonin in laga xaalufiya  dhirta deegaanada gobolka shabeelaha dhexe,iyagoo soo dhaweeyey go’aanka mamulka uu arrimahaasi kaga hortagayo,si looga fogaado nabadguur kuyimaada deegaanka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts