HomeWararDowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay Ganacsatada wax ka soo degsada Dekada...

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay Ganacsatada wax ka soo degsada Dekada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federalka Somaliya ayaa digniin culus waxa ay u dirtay ganacsatada Somaliyed ee isku dayaysa in Dakadda Magaalada Muqdisho ay ka soo dajiyaan Khamriga. C/laahi Sheekh Cali Qaloocow, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federalka Somaliya ayaa uga digay ganacsatada isku day kasta oo ay ku doonayaan in dalka ay ku soo galiyaan Khamri. Wuxuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federalka Somaliya ayaa digniin culus waxa ay u dirtay ganacsatada Somaliyed ee isku dayaysa in Dakadda Magaalada Muqdisho ay ka soo dajiyaan Khamriga.

C/laahi Sheekh Cali Qaloocow, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federalka Somaliya ayaa uga digay ganacsatada isku day kasta oo ay ku doonayaan in dalka ay ku soo galiyaan Khamri.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay Somaliya inay tahay dal islaam ah oo ka mamnuuc ah isticmaalka iyo ka ganacsiga Khamriga, sidaasina awgeedna ganacsatada looga baahan yahay inaysan qarash iska galin badeecado khamri ah.

“Wadankan waa wadan Muslim ah, waa wadan aan la keeni karin Xashiish, Qamri, kama hadlayo Kontorobaan, waa ka mamnuuc wadankan in la keeno, waxaan u sheegeynaa ganacsatada Soomaaliyeed wadankan lama keeni karo waxyaabahaas oo kale, kaman yeeleyno.” Ayuu yiri Wasiir Qaloocow.

Todobaadkii aan soo dhaafnay ayaa Dakadda Magaalada Muqdisho, waxaa lagu qabtay Kunteenar Khamri ah oo la rabay in la soo galiyo Magaalada gudaheeda, kadib markii ciidamada Booliska Dakadda Muqdisho ay qabteen Khamrigaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts