HomeWararAkhriso:-Cabduweli Muudeey oo Shaqa joojin ku sameeyay Xoghayaha Golaha Shacabka

Akhriso:-Cabduweli Muudeey oo Shaqa joojin ku sameeyay Xoghayaha Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojin KMG ah lagu sameeyey xogheyaha guud ee Golaha Shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux. Wareegtada oo ku taariikheysan 2 Bisha Apriil oo Maanta ku beegan ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojin KMG ah lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojin KMG ah lagu sameeyey xogheyaha guud ee Golaha Shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux.

Wareegtada oo ku taariikheysan 2 Bisha Apriil oo Maanta ku beegan ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojin KMG ah lagu sameeyey Xoghaye Buux iyada oo la amray in si KMG ah uu Shaqada u sii wado  ku xigeenkiisa Maxamed Cabdullaahi Cabdi Ciyoow.

- Advertisement -

Sababta Shaqa joojinta ayaa waxaa lagu sheegay in  Xoghaye Buux uu faraha la soo galay Arrimaha Siyaasadeed ee waqtigaan dalka ka jira sidaasna Shaqada looga joojiyey.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts