HomeWararAkhriso:-Gudoomiye Jawaari oo Sharcidarro ka dhigay Shaqa joojintii lagu sameeyey Xogheyaha Golaha...

Akhriso:-Gudoomiye Jawaari oo Sharcidarro ka dhigay Shaqa joojintii lagu sameeyey Xogheyaha Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kadib markii Maanta Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya uu soo saaray Wareegto uu Shaqada uga joojinayey Xogheyaha Guud ee Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux,ayaa waxaa Shaqa joojintaas Sharcidarro ku tilmaamay gudoomiye Jawaari. War qoraal ah oo ka soo baxay goordhow Xafiiska Golaha Shacabka loona diray qaar ka mid ah Hay’daha dowladda ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Maanta Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya uu soo saaray Wareegto uu Shaqada uga joojinayey Xogheyaha Guud ee Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux,ayaa waxaa Shaqa joojintaas Sharcidarro ku tilmaamay gudoomiye Jawaari.

War qoraal ah oo ka soo baxay goordhow Xafiiska Golaha Shacabka loona diray qaar ka mid ah Hay’daha dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojintaas ay tahay mid Sharcidarro ah,isla markaana gudoomiye ku xigeenka 1aad uusan kaligiis Go’aan gaari Karin.

- Advertisement -

Warka qoraalka ah ee ka soo baxay Xafiiska gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sidoo kale lagu sheegay in xilka qaadista iyo Magacaabista uu awood buuxda u leeyahay Gudoomiye Jawaari,isl markaana warqadii uu Shaqada uga joojiyey gduoomiye Muudeey Xogheyaha Golaha Shacabka aysan waxba ka jirin.

Hoos Ka Akhriso Warka qoraalka ah ee ka soo baxay Xafiiska gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts