HomeWararSawiro:-Shir looga hadlayo Amniga oo ka furmay Dhuusamareeb

Sawiro:-Shir looga hadlayo Amniga oo ka furmay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kulankan oo uu shir gudoominayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa ka qeyb galaya Gudoomiyaaasha Gobollada Mudug iyo Galgaduud , Talisyada Ciidamada ee kala duwan, wasiiradaha amniga , arimaha gudaha iyo maaliyada ee galmudug iyo Taliska Qeybta 21aad. Shirkaan ayaa waxa uu qeyb ka yahay madasha amniga qaranka oo waxyaabaha lagu gorfeeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankan oo uu shir gudoominayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa ka qeyb galaya Gudoomiyaaasha Gobollada Mudug iyo Galgaduud , Talisyada Ciidamada ee kala duwan, wasiiradaha amniga , arimaha gudaha iyo maaliyada ee galmudug iyo Taliska Qeybta 21aad.

Shirkaan ayaa waxa uu qeyb ka yahay madasha amniga qaranka oo waxyaabaha lagu gorfeeyey ay qeyb ka noqonayso dhaqan galinta qodobadii madadasha ee heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna.

- Advertisement -

Dhamaan xubnaha shirkaan ka ku sugan ayaa laga dhageysanayaa warbixinada ciidamada iyadoona la faray saraakiishu in ay kala war qaataan si amniga guud uu u noqdo mid isku xiran.

Shalay ayaa waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa lagu qabtay munaasabad Ciidamo ka tirsanaa kuwa Ahlusunna loogu biiriyey Ciidamada Galmudug oo ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug.

Hoos Ka Daawo Sawirada Kulanka Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts