HomeWararDhageyso:-Muuse Biixi oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxda Dowladda kana hadlay...

Dhageyso:-Muuse Biixi oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxda Dowladda kana hadlay khilaafka Guddoonka Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwadii dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay kaas oo ku aadanaa heshiiskii Shirkada DP World ay Soomaliland kula gashay Dekada Magaalada Berbera. Muuse Biixi oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Haregysa ayaa sheegay in Dowladda Soomaliya aysan dacweyn DP World laakin Soomaaliland ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwadii dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay kaas oo ku aadanaa heshiiskii Shirkada DP World ay Soomaliland kula gashay Dekada Magaalada Berbera.

Muuse Biixi oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Haregysa ayaa sheegay in Dowladda Soomaliya aysan dacweyn DP World laakin Soomaaliland ay dacweysay,isla markaana aysan suurtagal aheyn maxaad heshiiskaas ula gasheyn Shirkada DP World.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Madaxweyne Muuse Biixi in Soomaaliya ay haatan yihiin kuwo u kala qeybsan Baydhabo,Garoowe, Banaadir, Dhuusamareeb ay shaaciyaan in Soomaaliland dusha ay ka xukumaan,isla markaana mashaqeysan karto.

Shirkiisa Jaraa’id ayuu waxa uu sidoo kale ku sheegay in Soomaaliya Baarlamaankeedii ay laba dhinac isku heystaan in aysan waajib aheyn I ay soo farageliyaan Maamulka Soomaaliland.

Sikastaba tan iyo markii Soomaaliland ay heshiis Saddex geesood ah la gashay dowladda Itoobiya iyo Shirkada DP World waxaa sii xoogeystay khilaafka kala dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya,iyada oo uu sababay in Soomaaliland ay hakiso wadahadalo ay la yeelan laheyd Dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts