HomeCaalamkaWaa Sidee xaalada Soomaalida ku nool Mareykanka?(Warbixin)

Waa Sidee xaalada Soomaalida ku nool Mareykanka?(Warbixin)

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Jonathan Ryan waa Qareen dhanka Socdaalka ah, waxuu gacanta ku hayaa caseska 80 qof oo African u badan oo 60 ka mid ahna ay Somalia yhiin, kuwaas oo ku xiran Xabsi ku yaalo gobolka Texas. Qareen Ryan ayaa sheegay in xarumaha lagu hayo dadkii dhowaanahan laga qabqabtey guddaha dalkan Mareykanka iyo qaar ka mid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jonathan Ryan waa Qareen dhanka Socdaalka ah, waxuu gacanta ku hayaa caseska 80 qof oo African u badan oo 60 ka mid ahna ay Somalia yhiin, kuwaas oo ku xiran Xabsi ku yaalo gobolka Texas.

Qareen Ryan ayaa sheegay in xarumaha lagu hayo dadkii dhowaanahan laga qabqabtey guddaha dalkan Mareykanka iyo qaar ka mid ah kuwii diyaarad qaaddey laga soo celiyey dalka Senegal ay hadda ku noolyhiin tacadiyo loogu geysto xabsiyada dhexdooda.

- Advertisement -

Qareenka ayaa sheegay in 60 ruux ay ku jiraan Xabsiga Magalada Tex,kuwaas oo marar kala duwan loo kala bedelay Xabsiyo kala duwan,waxana ku jira kuwa qaarkood ay diyaarad soo celisay,iyo wiil mudo Isbuuc ah kaliya la haayo.

Qareenka ayaa sheegay in dadkaas loo geysto xadgudubyo xaga xuquuqda Aadanaha ah oo ay ku jiraan garaacis, aflagaado- Sharaf dil iyo falal maskax ahaanba wax loogu dhimayo.

Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa dhibaato soo wajahday markii la doortay Madaxweynaha Mareykanka Donal Trumd,waxana Soomaaliya ay ku jirtaa 7 Dal oo Muslimiin ah kuwaas oo laga mamnuucay dadkooda in ay galaan Mareykanka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts