HomeWararDEG DEG:-Guddoonka labada Aqal oo kulan deg deg ah uga socdo Villa...

DEG DEG:-Guddoonka labada Aqal oo kulan deg deg ah uga socdo Villa Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Caawa ayaa kulamo gooni gooni ah waxa ay ka socdaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho,maadaama weli uu taagan yahay khilaafkii ka dhashay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in kulamada ay Goobjoog ka yihiin gudoomiyayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caawa ayaa kulamo gooni gooni ah waxa ay ka socdaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho,maadaama weli uu taagan yahay khilaafkii ka dhashay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in kulamada ay Goobjoog ka yihiin gudoomiyayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi si xal looga gaaro khilaafka oo saameyn ku yeeshay Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Maalma maalma ka hor ayaa waxaa soo ifbaxay khilaaf hor leh oo u dhaxeeya gudoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee Golaha Shacabka kuwaas oo isku heysta waqtiga rasmiga ah ee uu dhacayo kulanka baarlamaanka ee looga doodayo mooshinka Gudoomiye Jawaari  Jawaari

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts