HomeWararDhageyso:-Soomaliya iyo Kenya oo ka wada hadlaya xiisada ka taagan Balad Xaawo

Dhageyso:-Soomaliya iyo Kenya oo ka wada hadlaya xiisada ka taagan Balad Xaawo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maamulka Gobolka Gedo ayaa shaaciyey in dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya ay dhawaan ka wada hadli doonaan xiisada ka taagan Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo si xiisadaas ay u istaagto. Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed Aadan oo Shir Jaraa’id Warbaahinta u qabtay ayaa sheegay in dadaal ay sameysay dowladda Federaalka Soomaaliya ay Kenya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Gedo ayaa shaaciyey in dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya ay dhawaan ka wada hadli doonaan xiisada ka taagan Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo si xiisadaas ay u istaagto.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed Aadan oo Shir Jaraa’id Warbaahinta u qabtay ayaa sheegay in dadaal ay sameysay dowladda Federaalka Soomaaliya ay Kenya ku hakineyso dhismaah darbiga,isla markaana 27 Bishaan uu dhici doono kulan u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay isaga u wakiilatay in kulankaas uu uga qeyb galo,isla markaana Shacabka Soomaaliyeed ay kulankaas ka warsugaan,uuna rajeynayo in xiisada ka taagan Balad Xaawo xal laga gaaro.

27 Bishaan oo kulanka loo balamay ayaa ku beegan Talaadada Berito ah,waxana Shacabka Soomaaliyeed ay ka warsugaayan go’aanka ka soo baxa kulankaas,iyada oo Maamulka gobolka Gedo uu sheegayo in Kenya darbigii ay dhisli laheyd ay hakisay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Gedo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts