HomeCaalamkaSarkaal Somali American ah oo loo heysto dilka Haweenay Cadaan ah

Sarkaal Somali American ah oo loo heysto dilka Haweenay Cadaan ah

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal Booliska ah oo ka mid ahaa ciidanka Booliska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu soo oogey inuu ula kac u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, nin saaxiib ahaayeenna kula nooleyd magaalada Minneapolis. Sarkaalkaan Booliska ah ayaa dacwadiisa isla maanta oo Arbaco ah bilaabaneysa sida […]

- Advertisement -

Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal Booliska ah oo ka mid ahaa ciidanka Booliska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu soo oogey inuu ula kac u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, nin saaxiib ahaayeenna kula nooleyd magaalada Minneapolis.

Sarkaalkaan Booliska ah ayaa dacwadiisa isla maanta oo Arbaco ah bilaabaneysa sida ay xaqiijiyeen Qareenada ku hawlan kiiska arrintaan.

- Advertisement -

Dilku waxa uu dhacay 15-kii bishii July ee sanadkii hore, 2017, balse baaritaano kala duwan oo socday ayaa hadda lagu shaaciyay dilka inuu u dhacay si kas ah.

Looyarada difaacaya Maxamed Nuur ayaa aad u beeniyay arrintan, waxayna ku doodayaan in Xeer ilaaliyaha waxyaabaha uu sheegay aanay waxba ka jirin, oo ay yihiin kuwa la isku soo dhoobay.

Xariga Maxamed Nuur ayaa waxaa si aad ah u  hadal haya Soomaalida ku nool dalka Mareykanka waxayna dalbanayaan in sida saxda ah cadaalad loogu raadiyo sarkaalkan, oo aanay dhicin eexasho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories