HomeCaalamkaAkhriso:-Amiirka Qatar oo Safiir Awood leh u soo Magacaabay Soomaaliya

Akhriso:-Amiirka Qatar oo Safiir Awood leh u soo Magacaabay Soomaaliya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya u soo Magacaawday Safiir awoodiisa ay tahay mid dhameystiran kaas oo haatan ku sugan Gudaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaa ka  dhigay  Xasan Xamza Asad Haashim oo ahaa Sii Hayaha Safaaradda Qatar ee Muqdisho safiir aan caadi aheyn, kaas oo geli kara […]

- Advertisement -

Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya u soo Magacaawday Safiir awoodiisa ay tahay mid dhameystiran kaas oo haatan ku sugan Gudaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaa ka  dhigay  Xasan Xamza Asad Haashim oo ahaa Sii Hayaha Safaaradda Qatar ee Muqdisho safiir aan caadi aheyn, kaas oo geli kara xataa heshiisyada.

- Advertisement -

Masuulkan la Magacaabay ayaa labadii sano ee la soo dhaafay waxa uu ku sugnaa Muqdisho,isaga oo ahaa Sii Hayaha Safaaradda Qatar ee Muqdisho,waxana tallaabadaan lagu Magacaabay ay ku soo aadeysaa xili Madaxweyne Farmaajo uu dhawaan tegi doono dalka Qatar.

Dowladda Qatar ayaa xiriir dhow la leh Dowladda Madaxweyne Farmaajo,iyada oo Siyaasada soomaaliya kula loolanta dalal ka mid ah Wadamada Khaliijka sida Dowladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga oo khilaaf xooggan uu kala dhaxeeyo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories