HomeWararTaliye ku xigeenkii Ciidanka Daraawiishta Puntland oo is casilay

Taliye ku xigeenkii Ciidanka Daraawiishta Puntland oo is casilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe  ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland General Dayr Xaaji Cabdi. Wararka aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Warqada is casilada uu u gudbiyay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe  ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland General Dayr Xaaji Cabdi.

Wararka aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Warqada is casilada uu u gudbiyay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland.

- Advertisement -

Go’aan weli kama qaaday Warqada is casilaada oo uu gudbiyay taliye ku xigeenkii Ciidanka Daraawishta Puntland Madaxweyne Cabduwli Maxamed Cali Gaas.

In kastoo weli sidhab ah uusan u cadeyn sababta uu isku casilay ayaa hadana tiro ka dhowr jeer ee uu Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Mushaar l’aan iyo daryeel xumo ay heysato Ciidamada Daraawiishta gaar ahaan Ciidamada ku jira Xerada 54aad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts