HomeWararDhageyso:-Gudoomiye Yariisow iyo Wafdi ka socday Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo...

Dhageyso:-Gudoomiye Yariisow iyo Wafdi ka socday Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo Dhowr ah+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cisaman (Yariisow) ayaa waxa uu Maanta Xaruunta Dowlada Hoose ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Talyaaniga kuwaas oo maanta soo gaaray magalada muqdisho,waxaana hoggaaminaayeu u qaabilsanaha dowladda talyaaniga geeska Afrika Luciano Pezzotti Kulanka oo waqti  badan qaatay ayaa waxa ay ka wada hadleen  gudoomiyaha gobalka banaadir iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cisaman (Yariisow) ayaa waxa uu Maanta Xaruunta Dowlada Hoose ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Talyaaniga kuwaas oo maanta soo gaaray magalada muqdisho,waxaana hoggaaminaayeu u qaabilsanaha dowladda talyaaniga geeska Afrika Luciano Pezzotti

Kulanka oo waqti  badan qaatay ayaa waxa ay ka wada hadleen  gudoomiyaha gobalka banaadir iyo wafdigii ka socday dowladda talyaaniga hormarka Caasimadda Soomaliya iyo sidii dowladda talyaaniga dhaqaalaha ay ku bixiso Soomaaliya looga faa’ideysan lahaa dhanka hormarka Caasimadda.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cisaman (Yariisow) ayaa ugu horeyn ka warbixiyay qodobadii ugu muhiimsanaa oo ay ka wada hadleen laabda dhinac.

Dhanka kale Luciano Pezzotti  oo isna la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in dowladda talyaaniga iyo dowladda Soomaaliya u ka dhaxeeyo taariikh aad u fog isago sheegay in dhaqaalaha talyaanigu uu  ay ku bixiyo Soomaaliya looga faa’ideysan doono horumarka kaabayaasha dhaqaalaha Caasimadda Muqdisho,sidoo kalena dowlada talyaaniga ay dib u dayactir ku sameyn doonto Safaaradeeda Soomaaliya eek u taalla Magaalada Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka u qaabilsanaha dowladda talyaaniga geeska Afrika Luciano Pezzotti. kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts