HomeWararDhageyso:-Cabsi ka jirta deegaano hoostaga Magaalada jowhar

Dhageyso:-Cabsi ka jirta deegaano hoostaga Magaalada jowhar

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Kadib markii uu 17 Bishaan Wabiga Shabeelle deegaannada uu ka maro gobolka Shabeellaha Dhexe uu ka biyo keenay ayaa waxaa iminka soo baxaya cabsi laga qabo in wabiga uu fatahaad sameeyo. Deegaannada Cabsida ay haatan ka taagan tahay ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Jowhar Soomaali ee duleedka Magaalada Jowhar,waxana dadka deegaankaas ay sheegeen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii uu 17 Bishaan Wabiga Shabeelle deegaannada uu ka maro gobolka Shabeellaha Dhexe uu ka biyo keenay ayaa waxaa iminka soo baxaya cabsi laga qabo in wabiga uu fatahaad sameeyo.

Deegaannada Cabsida ay haatan ka taagan tahay ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Jowhar Soomaali ee duleedka Magaalada Jowhar,waxana dadka deegaankaas ay sheegeen in ay biyo badan dareemeen,iyaga oo ka cabsiqaba in wabiga uu ku soo fataho.

- Advertisement -

Masuuliyiin uu horkacayay gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa kormeeray deegaanka Jowhar Soomaali iyo deegaano kale,waxa ayna sheegeen in sameyn doonaan qorshooyin looga hortegayo.

Qaar ka mid ah Bulshada ku nool deegaanka jowhar Soomaali iyo deegaannada kale ayaa waxa ay ka dalbadeen Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe in ay sameeyaan waxyaabo ka difaacaya in uu wabiga ku soo fataho.

Hooska Dhageyso Warbixin uu Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xasan Cabdullaahi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts