HomeCaalamkaSawirro:-Maxaabiis laga keenay Libya oo ka soo degay Garoonka Aadan Cadde

Sawirro:-Maxaabiis laga keenay Libya oo ka soo degay Garoonka Aadan Cadde

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa gordhow kas oo degtay diyaarad Sida Maxaabiis Soomaali ah kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka keentay dalka Libya. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Somaliya ayaa Garoonka Aadan Cadde, waxa ay ku soo dhaweeyeen 13 dhalinyaro ah oo laga keenay dalka Libya. Dhalinyaradan ayaa ku xirnaa xabsi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa gordhow kas oo degtay diyaarad Sida Maxaabiis Soomaali ah kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka keentay dalka Libya.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Somaliya ayaa Garoonka Aadan Cadde, waxa ay ku soo dhaweeyeen 13 dhalinyaro ah oo laga keenay dalka Libya.

- Advertisement -

Dhalinyaradan ayaa ku xirnaa xabsi ku yaal dalka Libya, halkaasi oo ay ku tageen tahriib, balse Safiirka Dowladda Somaliya ee Midowga Yurub Amb. Cali Siciid Fiqi oo muddooyinkii dambe ku hawlanaa arrimaha maxaabiistaasi, ayaa dadkaan dib ugu soo celiyay dalkooda.

Dhalinyaradan maanta Garoonka Aadan Cadde lagu soo dhaweeyay ayaa mid ka mid ah waxa ay tahay haweenay, waxaana ay sheegeen inay doorteen dalkooda hooyo inay ku soo laabtaan.

Waxa ay kaga mahadceliyeen dowladda Federalka Somaliya tallaabada dhalinyarada loogu soo celiyay dalkooda hooyo, waxayna sheegeen inay aad ugu mahadcelinayaan dowladda.

- Advertisement -

Masuuliyiinta dowladda ka tirsan ee Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Maxaabiistaan, ayaa sheegay dowladda Somaliya inay ka go’an tahay dib u soo celinta maxaabiista Somaliyed ee dalka dibadiisa ku xiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts