HomeCaalamkaSawiro:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Imaaraadka kula kulmay dhaxalsugaha Wadankaas

Sawiro:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Imaaraadka kula kulmay dhaxalsugaha Wadankaas

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay waxaa lagu soo dhaweeyay isaga iyo Xubno la socday Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta. Muuse Biixi iyo xubnihii la socday oo casuumaad ka helay Madaxda dalakaasi isutaga Imaaraadka Carabta,ayaa waxaa kulan gaar ah ay la qaateen Dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Sayid. Qodobada ugu waaweynaa ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay waxaa lagu soo dhaweeyay isaga iyo Xubno la socday Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Muuse Biixi iyo xubnihii la socday oo casuumaad ka helay Madaxda dalakaasi isutaga Imaaraadka Carabta,ayaa waxaa kulan gaar ah ay la qaateen Dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Sayid.

- Advertisement -

Qodobada ugu waaweynaa ee kulanka labada dhinac looga wada hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa in dowladda Imaaraadka arabta ay taageero dhaqaalo siiso Maamulka Soomaaliland.

Safarka uu Muuse Biixi ku tegay Imaaraadka oo ahaa mid aan horay loosii shaacin ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili ay taagan xiisad ka dhalatay hehsiiskii Saddex geesoodka ahaa ee dekada Magaalada Berbera.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories