HomeWararWasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Shir ka Furtay Garoowe

Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Shir ka Furtay Garoowe

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Shir wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland. Shirkan ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha ka soo kabashada iyo u adkaysiga abaaraha Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Madaxda Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Qorsheynta Dowladda […]

- Advertisement -

Shir wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha ka soo kabashada iyo u adkaysiga abaaraha Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Madaxda Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Qorsheynta Dowladda Gobaleedyada Xubnaha ka ah Dowladda dhaxe.

- Advertisement -

Mundane Cabdi qaadir Aadan Maxamed Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta XukuumaddaSoomaaliya, ayaa ka warbixiyey ujeedka shirkaan, waxaana uu sheegay in ay tageen gobolada dalka oo dhan si ay u oggaadaan baahiyaha kala duwan ee jira, isaggoo xusay in shirkaan gabo gabadiisa  ay kasoo bixi doonaan qorsheyaal.

Shirkan ayaa socon doona muddo 4 cisho ah, iyaddoo si gaar ah diirada loogu saari doono mudnaansiinta baahiyaha soo kabashada iyo u adkeysiga abaaraha ee ka soo baxay warbixintii ” saameynta Abaaraha ee Soomaaliya iyo Qiimaynta Baahiyaha -(Drought Impact Needs Assessment DINA).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories