HomeCaalamkaDowladda Qatar oo dhiseysa Talisyada Ciidamada Xoogga dalka

Dowladda Qatar oo dhiseysa Talisyada Ciidamada Xoogga dalka

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya General C/wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa gaaray Magaalada Doha ee wadanka Qadar Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay Taliyaha Ciidanka Bada ee soomaaliya iyo Gudoomiyaha gudiga Difaaca golaha Shacabka S/gaas C/wali Jaamac Xuseen Taliyaha ciidanka xoogga dalka  ayaa kulmay Wasiirka Difaaca Qadar Khalid […]

- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya General C/wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa gaaray Magaalada Doha ee wadanka Qadar

Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay Taliyaha Ciidanka Bada ee soomaaliya iyo Gudoomiyaha gudiga Difaaca golaha Shacabka

- Advertisement -

S/gaas C/wali Jaamac Xuseen Taliyaha ciidanka xoogga dalka  ayaa kulmay Wasiirka Difaaca Qadar Khalid bin Mohammad Al Attiyah isagoona kala hadlay dhismaha Xarumaha Ciidanka xoogga dalka iyo Xoojinta ciidanka xoogga dalka

Wasiirka Difaaca Qadar Khalid bin Mohammad Al Attiyah waxa uu dhankiisa sheegay in dowlada Qadar ay taageero siineyso dowlada Soomaaliya waxa uuna  dhanka kale balan qaaday in Qadar ay dhiseyso xarumaha ciidamada xoogga dalka soomaaliya

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories