HomeCaalamkaXuduuda ay wadaagaan Baled Xaawo iyo Mandhera oo Maalintii Afaraad Xiran

Xuduuda ay wadaagaan Baled Xaawo iyo Mandhera oo Maalintii Afaraad Xiran

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa xiran maalintii 4-aad xadka u dhaxeya Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan dhanka degmooyinka B/xaawo iyo Mandhera, taasi oo saameyn weyn ku yeelatay isku socodkii, ganacsigii iyo waxbarashada Labada dhinac. Tallaabada lagu xirey xuduudda ayaa waxaa ka dambeeyay maamulka degmada B/xaawo, kadib markii uu sheegay in ay soo badanayaan tacaddiyada ay ciidamada Kenya ka sameynayaan […]

- Advertisement -

Waxaa xiran maalintii 4-aad xadka u dhaxeya Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan dhanka degmooyinka B/xaawo iyo Mandhera, taasi oo saameyn weyn ku yeelatay isku socodkii, ganacsigii iyo waxbarashada Labada dhinac.

Tallaabada lagu xirey xuduudda ayaa waxaa ka dambeeyay maamulka degmada B/xaawo, kadib markii uu sheegay in ay soo badanayaan tacaddiyada ay ciidamada Kenya ka sameynayaan halkaasi.

- Advertisement -

Shiine Xasan Cabdulle oo ah guddoomiyaha ururka dhallinyarada degmada B/xaawo ayaa, wuxuu sheegay in ay taageersan yihiin tallaadaba xuduudda lagu xiray.

Waxa uu tilmaamay Shiine in kaliya shacabka B/xaawo aanay u baahneyn dhanka Mandhera ee sidoo kale shacabka Mandhera u baahan yihiin kuwa B/xaawo.

Dhanka kale, xubno u hadlay maamulka degmada B/xaawo ayaa sheegay in Kenya ay weli waddo tacaddiyada ka dhanka ah shacabka, islamarkaana ay waddo sidoo kale dhul ballaarsi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories