HomeCaalamkaSawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed guuleed (Khadar) oo ku sugan dalka Hindiya ayaa Magalada New Delhi kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka India Mr. Narendra Modi. Kulankan oo ahaa mid gaar ah ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii Dowladda Soomaaliya looga taageeri lahaa dhinaca Arrimaha Bulshada sida, Waxbarashada iyo Caafimadka,fududeynta dal […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed guuleed (Khadar) oo ku sugan dalka Hindiya ayaa Magalada New Delhi kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka India Mr. Narendra Modi.

Kulankan oo ahaa mid gaar ah ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii Dowladda Soomaaliya looga taageeri lahaa dhinaca Arrimaha Bulshada sida, Waxbarashada iyo Caafimadka,fududeynta dal ku gal Hindiya oo mararka qaar dhibaato loo maro.

- Advertisement -

Ra’iisal Wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dhankooda in Soomaaliya ay taageero weyn siiyaan gaar ahaan dhinaca arrimaha Bulshada.

Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo weli ku sugan dalka hindiya ayaa inta uu ku sugan yahay dalkaas,waxa uu kulamo kala duduwan la yeelan doonaan madaxda wadamo dhowr ah oo shir uga qeyb galaya dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories