HomeWararSawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Saraakiil kale oo kormeeray dhismaha Xabsiga cusub iyo...

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Saraakiil kale oo kormeeray dhismaha Xabsiga cusub iyo Maxkmaddaha

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Guddomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed iyo Saraakiil kale ayaa maanta booqday halka uu marayo dhismaha Mashruuca weyn ee ka kooban Xabsi cusub iyo xarumo ay ku shaqeeyaan Garsoorka, kaasi oo ka dhismaya duleedka Magaaladda Muqdisho. Taliyaha, ayaa xog weystay […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Guddomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed iyo Saraakiil kale ayaa maanta booqday halka uu marayo dhismaha Mashruuca weyn ee ka kooban Xabsi cusub iyo xarumo ay ku shaqeeyaan Garsoorka, kaasi oo ka dhismaya duleedka Magaaladda Muqdisho.

Taliyaha, ayaa xog weystay Injineerada dhismaha Mashuurcaan fulineysa, waxaana uu kala hadlay siddii ay u dar dar gelin lahaayeen dhismaha Xabsiga cusub iyo Maxkmaddaha oo hadda heer gabo gabo ah maraya.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo Madaxda kale ee la socotay ayaa qeyb qeyb u tagay dhammaan dhismaha uu ku fadhiyo mashruucaan oo ay maal galinayaan Beesha Caalamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories