HomeWarar11 Xildhibaan oo ka soo jeeda Somaliland oo Saxiixay Mooshin dib loogu...

11 Xildhibaan oo ka soo jeeda Somaliland oo Saxiixay Mooshin dib loogu dhigayo Arrinta DP World

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

 

Xildhibano gaaraya ila 11 Mudane oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin la doonayo in dib loogu dhigayo Arrinta Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Xildhibaanada Saxiixay mooshinka ayaa waxa ay Magacyadooda kala yihiin

Xili manata barlamaanka cod aqlibayad ah isku raacay In dalka laga saaro DP World ayaa hadana Waxaa jira Xildhibaan oo gaaraya 11 oo kuwaas oo dalbaday in dib lo dhigo Waxaan ay magacyadooda kala yihiin

1:- Axmed Maxamud Sheekh(Dhagaweyne)         

- Advertisement -

2:-Maxamed Ibraahi Cabdi(Diyeeshe)

3:- Maxamed Cumar Carte Qaalib,

 4:-Faadumo Xasan Cali’

5:- Cabdi raxmaan Ibbi,

6:- Faadumo Ismaaciil Xuseen

7:- Cali Maxamed Muuse

8:- Axmed Maxamed Jaamac

9:-  Aamino Sheekh Cusmaan’

10:- Aamino Cumar Jaamac

11:-Huda Axmed Cali

Tallaabadaan ayaa ku soo aadeysa xili Maanta 168 Mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ay saxiixeen Xeer dalka ka mamnuucayo shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories