HomeCaalamkaSawirro:-Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Mareynkanka

Sawirro:-Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Mareynkanka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Waashintong ee dalka Mareynkanka kula kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibada ee Mareynkanka David Malpass waxayna ka wada hadleen Arrimo badan oo la xiriira Xaaladda Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre iyo David Malpass ayaa kullankooda diirada ku saaray Arrimaha kor u qaadista iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya,dowrka Mareynakanka […]

- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Waashintong ee dalka Mareynkanka kula kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibada ee Mareynkanka David Malpass waxayna ka wada hadleen Arrimo badan oo la xiriira Xaaladda Soomaaliya.

Mudane Xasan Cali Kheyre iyo David Malpass ayaa kullankooda diirada ku saaray Arrimaha kor u qaadista iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya,dowrka Mareynakanka kaga aadan in Soomaaliya ka caawiyo gaaritaanka hadafkeeda.

- Advertisement -

Qoraal uu Ra’iisal wasaare Kheyre soo dhigay bartiisa Twitterka ayaa u qornaa sida tan” Wadahadalka aan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibada Mareynkanka David Malpass wuxuu ku saleysnaa Arrimaha kor u qaadista iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo dowrka Mareynkanka kaga aadan caawinta dalka Soomaaliya,”

Sidoo kale,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareynkanka John Sullivan,iyagoona ka wada hadlay qaabka lagu xoojin karo xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya Labada Dowladood iyo taageerida Horumarineed uu Mareynkanka siiyo Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washintong ee dalka Mareynkanka uga qeyb galay kulanka Bangiga Adduunka ee ka furmay magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka, loona yaqaano (Fragility Forum 2018) .

- Advertisement -

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ku baaqay la helo hab cusub oo xoojinaya xal u helida, dhibaatooyinka bani’aadanimadda ee ka yimaada musiibooyinka ka dhasha saamaynta falalka dadka iyo kuwa dabiiciga ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories