HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda UN-ka iyo Safiiro gaaray Dhuusamareeb

Sawirro:-Wafdi ka socda UN-ka iyo Safiiro gaaray Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saraakiil ka socota Hay’addaha UN-ka, Taliska Amisom Safaarada Dowladaha  Mareykanka  & Turkiga iyo wakiilo kale ayaa Maanta waxa ay gaareen Magaalada  dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud. Saraakiishaan ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey wakiilka dowlada fadaraalka u qaabilsan dhameystirka heshiiskii galmudug iyo ahlusuunna Cabdisamad Macalin Maxamuud iyada oo intasi kadib lageeyay halka uu ka socdo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka socota Hay’addaha UN-ka, Taliska Amisom Safaarada Dowladaha  Mareykanka  & Turkiga iyo wakiilo kale ayaa Maanta waxa ay gaareen Magaalada  dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Saraakiishaan ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey wakiilka dowlada fadaraalka u qaabilsan dhameystirka heshiiskii galmudug iyo ahlusuunna Cabdisamad Macalin Maxamuud iyada oo intasi kadib lageeyay halka uu ka socdo shirka amniga Galmudug oo looga hadlayo qodobo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin xoreynta deegaanada ka maqan Galmudug iyo qodobo kle.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya wasiiro ka tirsan dowlad gobolleedka galmudug sida , wasiirka amniga , wasiirka Arimaha gudaha, Wasiirka Maaliyadda , Saraakiisha ciidamada iyo xubno ka socda wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya , waxaana shir gudoominaya Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Saraakiishan ka socotay Hay’adaha UN-ka iyo Wakiilada Safaaradaha Mareykanka iyo turki ayaa balan qaadey in xafiisyada ay ka socdaan ay si hagar la’aan ah u taageeri doonaan galmudug si loo xoreeyo deegaanada ku jira gacanta Al-Shabaab.

Hoos Ka Daawo Sawirrada kulanka wefdiga gaaray Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts