HomeWararSarkaal loo heysto dilka taliye ku xigeenkii Ciidanka Badda oo Maxkamad la...

Sarkaal loo heysto dilka taliye ku xigeenkii Ciidanka Badda oo Maxkamad la soo taagay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Sabtida Maanta ah waxa ay u fadhiisatay Dhageysiga kiis dil ah oo loo heysto in uu ka dambeeyay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Badda Soomaaliya oo lagu Magacaabo Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh. Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh ayaa lagu eedeeyay inuu dilay Taliye Ku xigeenkii hore ee ciidanka badda Somaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Sabtida Maanta ah waxa ay u fadhiisatay Dhageysiga kiis dil ah oo loo heysto in uu ka dambeeyay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Badda Soomaaliya oo lagu Magacaabo Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh.

Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh ayaa lagu eedeeyay inuu dilay Taliye Ku xigeenkii hore ee ciidanka badda Somaliya Saciid Aadan Yuusuf (Siciid Mariino) oo 18-kii Bishii Janaayo lagu dhex dilay Dakadda Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Xarunta Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka socota dhageysiga dacwadaas,iyada oo ay Gobjoog ka yihiin Saraakiil ka tirsan Ciidamada Badda Soomaaliya.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Darajada Koowaad ayaa la filayaa in ay Go’aan rasmi ah ka soo saarto kiiskaas,waxa uuna ku soo aadaya xili Maaanta Ciidamada Badda Soomaaliya ay u dabaal degayaan 53-Sano guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Badda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts