HomeWararFaah faahin Weerar Caawa ka dhacay Degmada Afgooye

Faah faahin Weerar Caawa ka dhacay Degmada Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hooseku dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Taliska Booliiska Afgooye ayaa shaaciyay in dagaal uu meel duleedka ah Afgooye uu ka dhacay isla markaana ay iska difaaceen weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen Degmada Afgooye. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hooseku dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Taliska Booliiska Afgooye ayaa shaaciyay in dagaal uu meel duleedka ah Afgooye uu ka dhacay isla markaana ay iska difaaceen weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen Degmada Afgooye.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in ay Maqleen rasaasta ay isweeydaar sanayeen labada dhinac balse aysan cadeyn karin khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

Dhinaca kale Al-Shabaab ayaa Bogga ay Wararka ku qoraan waxa ay ku daabaceen in ay Gudaha u galeen Degmada wolow laamaha amniga Afgooye ay beeniyeen Warkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts