HomeWararSawirro:-Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo lagu soo dhaweeyay Turkiga

Sawirro:-Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi oo lagu soo dhaweeyay Turkiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta gaaray dalka Turkiga. Taabit Cabdi Maxamed ayaa waxaa Turkiga ku soo dhaweeyay Masuuliyiin, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas iyo sidoo kale Wariyayaal. Taabit oo weli Xiran Calaamadii Gaduudneyd ee uu xirtay kadib qarixii Zoobe ee 14-kii Octoper ayaa inta uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta gaaray dalka Turkiga.

Taabit Cabdi Maxamed ayaa waxaa Turkiga ku soo dhaweeyay Masuuliyiin, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas iyo sidoo kale Wariyayaal.

- Advertisement -

Taabit oo weli Xiran Calaamadii Gaduudneyd ee uu xirtay kadib qarixii Zoobe ee 14-kii Octoper ayaa inta uu ku sugan yahay Turkiga waxa uu Isbitaalada ay jiifaan uu ku booqan doonaa dadkii uu halkaasi horay ugu diray intii uu xilka haayay ee uu damaanad qaaday qarashka ku baxaya Caafimaadkooda.

Hoos Ka Daawo sawirrada Soo Dhaweynta Taabit Cabdi Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts