HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Gaas oo Shir ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada

Akhriso:-Madaxweyne Gaas oo Shir ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa Madaxda Dowlad goboleedyada waxa uu ku casuumay shir ka dhici doona Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ahna Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa Casuumadaas loo kala tiray Madaxda Maamul goboleedayda sida Puntland, Jubbaland, Koonfur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa Madaxda Dowlad goboleedyada waxa uu ku casuumay shir ka dhici doona Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ahna Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa Casuumadaas loo kala tiray Madaxda Maamul goboleedayda sida Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Shirkaas Madaxda lagu Casuumay ayaa waxa uu Garoowe ka furi doonaa 20-ka Bisha soo socota ee Maarso,waxana looga hadli doonaa arrimo badan oo quseeya xaalada dalka iyo Danaha Dowlad Goboleedyada waxa uuna noqon doonaa shirkii labaad.

Hoos Ka Akhriso Warqada Casuumaada ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts