HomeCaalamkaDowladda Jarmalka oo Soomaaliya kala baxeysa Tababarayaal Milateri

Dowladda Jarmalka oo Soomaaliya kala baxeysa Tababarayaal Milateri

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in ay xubnaha tababarayaasha ah ee Ciidankeeda xoogga ka jooga Soomaaliya kala bixi doonaan dabayaaqada Bisha March ee Sanadkan. Sarkaal u hadlay wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Jarmalka ayaa wargeyska Der Spiegel; u sheegay Shalay inay joojin doonaan howlaha laylinta Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ee ay Midowga Yurub ka wadaan Dalkeenna. Militeriga […]

- Advertisement -

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in ay xubnaha tababarayaasha ah ee Ciidankeeda xoogga ka jooga Soomaaliya kala bixi doonaan dabayaaqada Bisha March ee Sanadkan.

Sarkaal u hadlay wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Jarmalka ayaa wargeyska Der Spiegel; u sheegay Shalay inay joojin doonaan howlaha laylinta Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ee ay Midowga Yurub ka wadaan Dalkeenna.

- Advertisement -

Militeriga Jarmalka waxaa Soomaaliya ka jooga Shan Sarkaal oo ka qayb qaadanayay tababarka hoggaanka Midowga Yurub ee ciidanka Soomaaliyeed, kaas oo soo billowday Sanaddii 2010-kii.

Dowladda jarmalka ayaa qayb ka ah Waddama badan oo Reer galbeed ah, kuwaasoo Soomaaliya ka caawiya xagga tababarrada ciidanka, la talinta iyo howlaha gargaarka kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories