HomeWararXiisad ka taagan M/Kismaayo iyo Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay Xildhibaan Axmed...

Xiisad ka taagan M/Kismaayo iyo Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay Xildhibaan Axmed Taajir

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in iminka xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay Magaaladaas,isla markaana isku socodka dadka iyo Gaadiidka ay qeybo ka mid ah Kismaayo hakad ku jiraan. Arrintaan ayaa timid kadib markii Ciidamada Jubbaland ay Xabsiga dhigeen Xildhibaan Axmed Taajir oo ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in iminka xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay Magaaladaas,isla markaana isku socodka dadka iyo Gaadiidka ay qeybo ka mid ah Kismaayo hakad ku jiraan.

Arrintaan ayaa timid kadib markii Ciidamada Jubbaland ay Xabsiga dhigeen Xildhibaan Axmed Taajir oo ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland ahaana Xildhibaankii shalay Gudiga Anshaxa Baarlamaanka Jubbaland ay xasaanada kala noqdeen.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Xaafado ka mid ah Kismaayo ay Dabaqyada ku yaalla ay saaran yihiin ciidamo ay iskuheyb yihiin Xildhibaan Axmed Taajir halka ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Jubbaland wadooyinka Waaweyn ee Kismaayo la dhigay.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa ilo xog-ogaal ah oo Dalsan la hadlay wax aay sheegeen in ay jireen Ciidamo baadi goob ku haya Xildhibaano dhawaan mooshin ka gudbiyay Axmed Madoobe si ay u xiraan,waxaana ka mid ah xildhibaanada ku kacsan Axmed Madoobe ee la baadi goobayo xildhibaan Magaciisa lagu soo koobay Siraaji.

Mararka qaar Xaafadaha Kismaayo waxaa laga maqlayaa rasaas ay ridayaan Ciidamada Jubbaland,waxaana dadkweynaha qaarkood ay dareemayaan Cabsi.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts