HomeWararDab khasaaro geystay oo ka kacay Kaalin Shidaal Magaalada Garoowe

Dab khasaaro geystay oo ka kacay Kaalin Shidaal Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa wax ay sheegayaan in uu dab khasaaro dhaliyay uu ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla Magaaladaas. In kastoo aan la ogeyn waxyaabaha sababay dabkaasi ayaa hadana waxaa socda Gurmad loo sameynayo kaalinta Shidaal ee uu debka ka kacay si loo demiyo. Dabka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa wax ay sheegayaan in uu dab khasaaro dhaliyay uu ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla Magaaladaas.

In kastoo aan la ogeyn waxyaabaha sababay dabkaasi ayaa hadana waxaa socda Gurmad loo sameynayo kaalinta Shidaal ee uu debka ka kacay si loo demiyo.

- Advertisement -

Dabka ayaa geystay khasaaro hantiyeed iyo mid nafeed,waxana lagu soo waramayaa in sidoo kale ay ku dhaawacmeen dad gaaraya ilaa 8 ruux kuwaas oo la geeyay Goobaha Caafimaad ee Magaalada Garoowe.

Dadka ku nool Magaalada Garoowe iyo Masuuliyinta Maamulka ayaa haatan wada gurmad ballaaran oo ay ku deminayaan debkaas,waxana Goobta ku sugan Gawaarida dab demiska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts