HomeWararAskari ka tirsan Ciidamada dowladda oo Qof Shacab ah Caawa ku dilay...

Askari ka tirsan Ciidamada dowladda oo Qof Shacab ah Caawa ku dilay Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka naga soo gaaraya Caawa Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa qof Shacab ah lagu dilay gudaha Magaalada Baladweyne. Dilka ayaa waxa geystay Askari ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya sida uu Dalsan u xaqiijiyay taliyaha howlgelinta Ciidanka Booliiska Baladweyne Carab Yuusuf Nuur. Waxaa uu sheegay taliyuhu in  Askariga xili […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Caawa Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa qof Shacab ah lagu dilay gudaha Magaalada Baladweyne.

Dilka ayaa waxa geystay Askari ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya sida uu Dalsan u xaqiijiyay taliyaha howlgelinta Ciidanka Booliiska Baladweyne Carab Yuusuf Nuur.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay taliyuhu in  Askariga xili uu marayay Agagaarka Gaalshiraha oo ku yaalla Xaafada Buundaweyn uu istaajiyay qofka Shacabka ah kadib markii uu ka shakiyay balse qofkii uu cararay sidaasna askariga uu rasaas ugu furay dhaawac soo gaarayna uu Isbitaalka ugu geeriyooday.

Taliye Carab ayaa sidoo kale sheegay in ay Ciidamadu qabteen Askarigii ka tirsanaa Ciidamada Milateriga ee Xaafada Buundaweyne Magaalad Baladweyne qofka Shacabka ahaa ku dilay.

Dilalka ay geystaan Ciidamada ka tirsan dowladda ayaa inta badan ka dhaca Gobolada dalka iyo waliba Muqdisho,waxaana inta badan lagu guuleystaa in la qabto ciidamadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts