HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfurka Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfurka Afrika

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in Koox Madow Burcad Koonfur Afrikaan ah ay dileen Muwaadin Soomaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku Ganacsada dalkaas.

Kooxda ayaa muwaadinkaan Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Fu’aad markii ay dileen waxaa la sheegay in ay ku rideen Wabi si aan meydkiisa loo arag.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalkaasi ya bilaabay raadinta meydkiisa iyaga oo ugu dambeyn ku guuleystay In ay helaan.

Kooxdii burcada aheyd ee ka dambeeyay dilka Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa Goobta ka baxsaday,mana jirto cid isku howshay in la helo ama lasoo qabto burcadaas.

Bilihii u dambeeyay ayaa dalka Koonfur Afrika waxaa lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed oo dhowr ah,waxaana la sheegay in todobaadyadii u dambeysay ay sii kordheyn dilalka,iyada oo Madaxda dowladda Koonfur Afrika aysan waxba ka qaban.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories